hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Xog ku saabsan qaabkii loo dilay Cali Cabdalla Saalix

December 4, 2017   //     //   News1552 Views

121fb735-348e-4088-a151-8a3e4cb8aeec_5x2_1100x440Wakaalada Wararka ee Anadolu ayaa shaacisay xog ku saabsan qaabkii loo dilay hogaamiyihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalix oo maleeshiyada Xuuthiyiintu maanta ku dileen duleedka magaalada Sanca.Maleeshiyada Xuuthiyiinta ayaa baabuur convoy ah oo uu la socday Cali Cabdalla Saalix ku joojisay goob 40 km dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Sanca.Xogtu waxa ay sheegaysaa in maleeshiyada Xuuthiyiintu madaxweynihii hore ee Yemen la aadeen meel cidla ah kadibna ay halkaas ku toogteen isaga iyo 2 nin oo kale oo kamid ahaa madaxda ururka Cali Cabdalla Saalix ee GPC.

Readers Comments (0)

Comments are closed.