hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

DHAGAYSO Xildhibaan Xidig oo beeniyay warar saxaafadu aad uhadalhaysay(+VIDEO)

May 18, 2017   //     //   News1474 Views

xidigXildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo gudoomiye u ah madasha horusocod oo ah kudlad ay isugu tageen xildhibaano katirsan golaha shacabka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay madasha uu gudoomiyaha kayahay iyo waxa hadafkoodu yahay.Xildhibaanku wuxuu beeniyay in qorshahoodu yahay mooshin ka keenista madaxda dalka.Hoos ka dhagayso wareysi lala yeeshay xildhibaanka

Readers Comments (0)

Comments are closed.