hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Xildhibaan Faroole:Nimankii madasha kamid ahaa dhagax baa la gadoomay anqowga ayay ka jabeen wayna ceeboobeen(VIDEO)

February 15, 2017   //     //   News1093 Views

Madaxweynihii hore ee Puntland hadana ah xildhibaan katirsan aqalka sare Cabdiraxmaan Faroole oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ayaa eedayn kulul ujeediyay madaxda maamul goboleedyada iyo xubnihii kale ee katirsanaa madasha qaranka.

Cabdiraxmaan Faroole ayaa ugu horayn eedayn ujeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland oo uu ku eedeeyay inay murashaxiintii reer Puntland ay hal musharax oo keliya la safteen.

Xildhibaan Faroole waxa uu sheegay in xubnihii madasha uu dhagax la gadoomay  anqowga ayayna ka jabeen wayna ceeboobeen.Hoos ka daawo hadalkii xildhibaan Faroole.Hoos ka daawo hadalkii Faroole

Readers Comments (0)

Comments are closed.