hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Weerar ka dhacay Pakistan oo lagu diley 75 qof

February 16, 2017   //     //   News544 Views
Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyada(AP)


Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyada(AP)

 

Ugu yaraan 75 qof ayaa dhimatay in kabadan 200 oo ruuxna way dhaawacmeen kadib markii qaraxyo lagu weeraray Lal Shahbaz Qalandar shrine oo ah goob suufiyadu siyaartaan oo kutaala magaalada Sehwan ee gobolka Sindh.

Khadim Xuseen oo ah taliye kuxigeenka saldhiga booliska Hyderabad ayaa Aljazeera usheegay in dadka dhintay ay isugu jiraan 43 rag ah,9 dumar ah iyo 20 caruur ah.

Tirada dhimashada ayaa laga cabsi qabaa inay korodho.

Kooxda ISIS ayaa sheegatay masuuliyada weerarkan.

Readers Comments (0)

Comments are closed.