hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Wasiirkii G/dhiga iyo taliyihii ciidanka xooga oo iscasilay

October 12, 2017   //     //   News1736 Views

WASIIRWasiirkii gaashaan dhiga Dowlada fadaraalka Somalia C/rashiid Cabdullaahi Maxamed iyo taliyihii ciidanka SNA Maxamed Axmed Jimcaale(Cirfiid) ayaa si kedis ah isu casilay.Lama oga sababta labadan masuul isu casileen.

Golaha wasiirada ayaa Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod umagacaabay taliyaha cusub ee ciidanka SNA.

Readers Comments (0)

Comments are closed.