Xaysiis
digg icon delicious icon

Wasiir Xoosh Oo Geeriyooday

March 8, 2019   //     //   News676 Views

Allah ha u naxariistee waxaa goordhow la xaqiijiyay inuu geeriyooday wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil.

Waxaa hadda isbitaal ku yaala Dubai ku geeriyooday Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxman Xoosh Jibriil. Ilaahey ha u naxariisto, janatul firdowsana haka waraabiyo. Dhamaan eheladii, qaraabadii, qoyskii uu ka geeriyooday iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed Samir iyo iimaan Ilaahey haka siiyo. Aamiin”ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurk  Maxamed Abuukar Zubeyr

C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray, wuxuuna hadda ahaa wasiirka Dastuurka.

Wariye Ismaaciil

Jubbaland Kismaayo

ismaaciil84@gmail.com

Readers Comments (0)

Comments are closed.