hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Wariye Coldoon oo lagu xidhay Hargeysa

February 15, 2017   //     //   News859 Views

coldoon

Ciidamada amaanka ee maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.Wariye Coldoon ayaa la sheegay in laga qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa kadib markii uu ka laabtay magaalada Muqdisho.

Somaliland wali si rasmi aj ugama aysan hadlin xadhiga wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon balse waxaa xadhigiisa loo maleynayaa inuu la xidhiidho taageeradii wariye Coldoon umuujiyay doorashadii madaxweyne Farmaajo.

Maamulka Soomaaliland ayaa caada ka dhigtay inuu bilaa sabab la’aan uxidho wariyeyaasha iyo fanaaniinta ku abtirsada deegaanada Soomaaliland ee booqda caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho

Readers Comments (0)

Comments are closed.