hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Wafdigii madaxweynaha Jubaland oo saaka ka dhoofay London(SAWIRRO)

May 17, 2017   //     //   News1993 Views

IMG_1899
Wafdigii madaxweynaha Jubaland ee mudada todobaadka ah ku sugnaa magaalada London ayaa saaka ka dhoofay gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Heathrow.Wafdiga ayaa Waxaa garoonka kusii sagootiyay xubno kamid ah labada gole ee Dowlad goboleedka Jubaland oo fasax ujooga UK iyo xubno kamid ah Jaaliyada Jubaland ee UK.Wafdiga madaxweynaha ayaa sii mari doona magaalada Nairobi kadibna uga soo gudbi doona magaalada Kismaayo.Madaxweyne Axmed ayaa mudadii uu ku sugnaa magaalada London ku howlanaa qaabilida xubnaha Jaaliyada kuwaas oo ujeedooyin kala gedisan uga tagayay madaxweynaha.IMG_1896
IMG_1902IMG_1900

IMG_1894

Readers Comments (0)

Comments are closed.