hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Wafdi uu hogaaminayo Muuse Biixi oo la kulmay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya

October 11, 2017   //     //   News689 Views

muuse biixiWafdi ka baxay Somaliland oo uu horkacayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn.Madaxa warfaafinta xafiiska Ra’iisulwasaaraha Ethiopia Zadg Abreha ayaa saxaafada uga warbixiyay kulanka dhexmaray Ra’iisulwasaare Hailemariam iyo wafdiga Somaliland wuxuuna sheegay in labada dhinac ka wada hadleen doorashada soo socota ee ka dhacaysa Somaliland iyo sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ganacsi iyo kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac.Waxay sidoo ka wada hadleen amniga la xidhiidha la dagaalanka Alshabaab iyo amniga dekada magaalada Berbera.

Readers Comments (0)

Comments are closed.