Xaysiis
digg icon delicious icon

Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Kismaayo

March 8, 2019   //     //   News694 Views

Wafdi ka socda Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Kheyrre ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo.

Wafdigan ayaa hordhac u ah wafdi uu hoggaaminayo Ra`iisul wasaarahu kaas oo la filayo in uu soo gaaro Magaalada Kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay beri oo Sabti  ah gaaraan magaalada Kismaayo iyadoo haatan laga dareemayo magaalada Kismaayo qabanqaabada boqoashada ra’iisul wasaare Kheyre.

Sidoo kale, ciidamo khaas ah oo la socday diyaaradda kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga ra’iisul wasaaraha ayaa soo  gaaray Magalada  Kismaayo

dhanaan1 dhanaan2 dhanaan4 dhanaan6 dhanaan11 dhananan3

Ismaaciil84@gmail.com

Wariye Ismaaciil Kismaayo

Readers Comments (0)

Comments are closed.