Xaysiis
digg icon delicious icon

Wadahadalka dhexmaray Itoobiya iyo ONLF oo lasoo dhweeyay

September 19, 2018   //     //   News334 Views

onlf heshiis

Aqoonyahanka iyo shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyay wadahadalka magaalada Casmara ku dhexmaray Itoobiya iyo ONLF.Wadahadaladan hordhaca ah ayaa gogol xaadh u ah in madaxda ONLF soo gasho gudaha wadanka kadibna wixii dhiman gudaha lagu dhameystiro.

Dadka qaarkii ayaa waxa ay isweydiinayaan mar hadii aysan Itoobiya madax banaani laga helaynin heshiiska ONLF iyo Itoobiya  muxuu kaga duwanaanayaa kuwii ka horeeyay.Heshiiska nabadeed ee dhexmara Itoobiya iyo ONLF wuxuu deegaanka uhorseedayaa midnimo Soomaaliyeed iyo Soomaalidu in si wadajir ah uraadsato xuquuqda kaga maqan dowalda Itoobiya sida tirada xildhibaanada heer fadaraal,shaqaaleynta hay’adaha dowliga ah ee heer fadaraal,xaqiijinta saamiga DDS ku leeyahay shidaalka iwm.

Hada waxa dhacay waa isafgarad ee weli heshiis rasmi ah ma dhicin.Marka heshiis rasmi ah dhaco ayaa qodobadiis sax iyo khalad ah laga hadli karaa.

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.