Xaysiis
digg icon delicious icon

Wadahadaladii dowlada Itoobiya iyo ONLF oo maalinta Berri ah la soo afmeeri doono

February 12, 2018   //     //   News5103 Views

WADAHADAL
Waxaa shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furmay wadahadal nabadeed oo udhaxeeya ururka ONLF iyo dowlada Itoobiya.Wadahadalkan oo maalinitiisi labaad galay ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah la soo afmeero iyadoo isla maantaba la diyaarinayay qodobadii warmurtiyeedka ku soo bixi lahaa.

Wadahadalka hada socda ayaa aad uga duwan kuwii ka horeeyay iyadoo aad loogu raja weynyahay in wadahadalka hada socda lagu soo afjaro colaadii mudada dheer ka dhaxaysay Itoobiya iyo ururka ONLF.WADAHADAL1

Readers Comments (0)

Comments are closed.