hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Turkiga oo cambaareeyay Duqeyntii masjidka ee Muslimiinta badan ku geeriyoodeen

March 17, 2017   //     //   News878 Views

Raysulwasaare kuxigeenka dalka Turkiga Numan Kurtulmus ayaa si kulul ucambaareeyay duqeyntii loo gaystay masjidka Cumar Bin khadaab ee ku yaala tuulada Al-Jinah ee galbeedka magaalada Xalab.Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhimatay duqeyntan.Raysulwasaare kuxigeenku wuxuu beegsiga la beegsanayo Masaajida ku tilmaamay xasuuq ka dhan aadanaha.Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dalka laga lahaa diyaaradii miiga ahay ee duqeysay Masjidka.Wararka qaar waxay leeyihiin Mareykanka ayaa duqeynta gaystay halka qaar kale ay sheegayaan in Ruushku lahaa.Si kastaba ha ahaatee waa la ogaan doonaa cida gaysatay xasuuqan arxan darada ah.Hoos ka daawo sawirada duqeyntii masjidka oo aan ka soo xiganay Anadolu.masjid6

masjid7

masjid8

masjid9

masjid10

masjid11

masjid12

masjid13

masjid14

masjid15

Readers Comments (0)

Comments are closed.