Xaysiis
digg icon delicious icon

Tunisia oo mamnuucday duulimaadyada diyaaradaha shirkada Emirates

December 25, 2017   //     //   News861 Views

tunisian womenDowlada Tunisia ayaa dalkeeda ka mamnuucday duulimaadyada shirkada Emirates kadib markii shirkadu diyaaradaheeda Dubai usocda ka mamnuucday dumarka udhashay dalka Tunisia.

Qoraal ka soo baxay dowlada Tunisia ayaa talaabada ay qaaday shirkada Emirates ku tilmaantay sharci daro waxayna qoraalka ku sheegtay in diyaaradaha shirkada Emirates soo gelin karin hawada Tunisia inta shirkadu ka xalinayso arinta taagan.

Sawiraka:Haithem Afli

Readers Comments (0)

Comments are closed.