hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Tirakoobkii dalka Ethiopia oo dib loo dhigay

October 11, 2017   //     //   News766 Views

National-Census-page-1Waxaa dib loo dhigay tirakoobkii guud ee bisha soo socota ka dhici lahaa dalka Ethiopia dib loo dhigay arimo aan la shaacinin dartood.Waxaa jira warar sheegaya in khilaafka udhaxeeya kililada Oromada iyo Soomaalida uu saameyn ku yeeshay in tirakoobka wakhtigii loogu talagalay la qabto.

Tirakoobka oo tobankii sano mar la qabto ayaa waxay ahayd inuu dhaco 19/11/2017 waxaana hada dib loo dhigay ilaa iyo 11/02/2018.

Dib udhaca ku yimid tirakoobka waxaa xaqiijiyay Biratu Yeguzu oo ah madaxa Hay’ada tirakoobka qaranka ee dalka Itoobiya.

Readers Comments (0)

Comments are closed.