hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Tacsi:Geerida Hooyo Xaliimo Ciise Cali Gureey

April 21, 2017   //     //   News514 Views

Annagoo kala ah Dadka hoose ku qoran waxaan halkan Tacsi oga direeynaan Qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay allaha u naxariiste Hooyo XALIIMA CIISE CALI GUREEY ahaydna Xaaskii Adeer MAXAMED MACALIN IBRAAHIM XAAJI CALI, waxaan leenahay dhamaan ehelada iyo qaraabada samir iyo imaan ilaahay ha ka siiyo gaar ahaan Caruurteeda iyada janatul ferdowsa ilaahay ha ka waraabiyo kitaabkeedana gacanta midig ha ka siiyo Amiin.

1- Cabdi Macalin Ibraahim

2-Muuse Cabdulaahi Cusmaan

3- Cumar faruuq Xaaji Maxamed Xuseen

4-Rashid Cabdi Ibraahim

5-Axmed Cabdi Ibraahim

6-Xuseen Garaad Maxamud

7-Maxamed Amiin Xaaji Maxamed Xuseen

8-Maxamed Khaliif Xareed

9- Siraaje Cabdulaahi Cusmaan

10- Sh Axmed Xaaji Madar

11- Cali Sheikh Muxumed Adan Jeerin

12- Cabdulqadir Sh Cabdiraxaman Biixi Hirmooge(Cadaani)

13-Maxamed Muuse Cusmaan

14 Cabdiweli Muuse Cusmaan

15-Baxsan Cabdulle Xassan

16- Cashar Ture Cumar Dheere

Readers Comments (0)

Comments are closed.