hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

TACSI: Siraaje Cabdullaahi Cismaan oo ku geeriyooday Australia

October 11, 2017   //     //   News476 Views

Maamulka warbaahinta Dhanaan Media waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa qooyskii iyo ehelkii uu ka baxay Allah ha uaxariistee Siraaje Cabdulaahi Cismaan oo xalay ku geeriyooday magaalada Sydney ee dalka Australia.Allah ha unaxariisto qooyskii iyo caruurtii uu ka tagayna samir iyo imaan Allah haka siiyo Aaamiin.

Readers Comments (0)

Comments are closed.