hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Somaliland:”Dekada Berbera waxaa loo sameeyay Ethiopia….”(+VIDEO)

May 19, 2017   //     //   News1540 Views

sacad

Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Sacad Cali shire oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacada BBC ayaa sheegay in dekeda Berbera loo sameeyay Ethiopia oo badankeed isticmaali doonta.Wasiirka ayaa la weydiiya su’aalo la xidhiidha heshiiskii maamulka Somaliland iyo shirkada DP world ee lagu wareejiyay dekeda Berbera,saamiga 19% ee la siiyay Ethiopia oo markii hore aan heshiiska qeyb ka ahayn,saldhiga militarii ee Imaaraadka laga siiyey Berbera,qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia iyo wadahadalada Somalia iyo Somaliland.Wareysiga oo dhameystiran hoos ka daawo

Readers Comments (0)

Comments are closed.