hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Shirkii madaxda maamul goboleedyada oo berri ka furmaya Kismaayo

October 7, 2017   //     //   News667 Views

xaaf iyo waare4Waxaa berri magaalada Kismaayo ka furmi doona Shirkii madaxda maamul goboleedyada kaas oo uu gogashiisa fidiyay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe.Kismaayo waxaa shalay Jumcihii soo gaadhay Shariif Xasan waxayna sadaxda madaxweyne ee kale imaanayaan magaalada Kismaayo maalinta berrito ah.Waxyaabaha ay ubadantahay in shirka lagu soo qaado waxaa kamid ah khilaafka dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada ee arimaha khilaafka dalalka khaliijka iyo mowqifka ay ka qaadatay dowlada dhexe,xasarada ka taagan maamulka Galmudug iyo qodobo kale.

Readers Comments (0)

Comments are closed.