hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Shirkii Madasha oo lagu wado inuu Beri ka furmo Muqdisho

April 13, 2017   //     //   News918 Views

Maalinta Beri ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan madaxda DFS iyo madaxda maamul goboleedyada.Shirkan ayaa la sheegay inuu daaranyahay dhowr arimood oo kala ah:-

-Xoojinta xidhiidhka udhaxeeya Dowlada fadaraalka iyo dowlad goboleedyada
-Amniga qaranka
-iyo in laga wada hadlo qaabkii looga qeyb geli lahaa shirka London iyo barnaamijkii lala tagi lahaa

Shirkan ayaa noqon doona kii ugu horeeyay ee madaxweyne Farmaajo kula kulmo madaxda dowlad goboleedyada tan iyo markii xilka loo doortay.

Readers Comments (0)

Comments are closed.