Xaysiis
digg icon delicious icon

Shirkada Ethiopia Airline oo 40 sano kadib bilaabaysa duulimaadyadii Muqdisho

October 16, 2018   //     //   News445 Views

ethiopian-airlines

Shirkada Ethiopian Airline ayaa bisha labada bisha soo socota ee November bilaabi doonto duulimaadyada caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.Warkan waxaa xaqiijiyay madaxa shirkada Ethiopia Airlines Tewolde GebreMariam.

Markii aan aragnay dadka tirada badan ee isaga gooshaya Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Soomaaliya iyo dunida inteeda kale waxay shirka Ethiopia Airlines duulimaadyo dhowr ah maalintii ku tagi doontaa magaalada Muqdisho sidaas waxaa yidhi madaxa shirka.

Duulimaadyadii udhaxayn jiray labada dal ayaa istaagay sanadihii todobaatameeyadii kolkii uu dagaal ka dhexqarxay labada dal.Shirkada Turkish oo kaliya ayaa duulimaadyo caalami ah ku tagta magaalada Muqdisho.

Readers Comments (0)

Comments are closed.