hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Sawirkan oo ku guuleystay tartankii sawirka sanadka ee Caalamka

February 14, 2017   //     //   News969 Views

Burhan Ozbilici/AP

Burhan Ozbilici/AP

Tartankii 60-aad ee World Press Photo Contest ayaa waxaa ku guuleystay sawir qaade Burjan Ozbilici oo ah sawir qaade ushaqeeya wakaalada wararka ee AP.Burhan Osbilici oo udhashay dalka Turkey ayaa ahaa ninkii qaaday sawiradii dilkii safiirkii Ruushka ee Turkey ee soo jiitay indhaha caalamka.
Xabsiga caalamka ugu cidhiidhiga badan Neil Celis/AP

Xabsiga caalamka ugu cidhiidhiga badan Neil Celis/AP


Waxaa kaalinta labaad galay sawir uu qaaday Noel Celis oo udhashy dalka Philipine.Waxa uu sawir ka soo qaaday xabsiga ugu cidhiidhiga badan caalamka kaas oo kuyaala dalka Philipine.Xabsigan waxaanu ka diyaarin doonaa qoraal kale oo kooban Insha Allaah.

Tartankan 60-aad ee sawirka sanadka ee Caalamka(World Press photo contest) ayaa waxaa ka qeyb galay 5034 sawir qaade oo ka kala socday 125 wadan,waxaana la tartansiiyay 80,408 sawir.

Readers Comments (0)

Comments are closed.