hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Safiirkii Imaaraadka ee Afghanistan oo geeriyooday

February 15, 2017   //     //   News538 Views
Safiirkii Imaaraadka ee Afghanistan Juma Mohammed Abdullah al-Kaab(AP)

Safiirkii Imaaraadka ee Afghanistan Juma Mohammed Abdullah al-Kaab(AP)

 

Safiirkii Imaaraadka ee dalka Afghanistan Juma Maxamed Cabdulaahi al-Kaabi ayaa ugeeriyooday dhaawac kasoo gaadhay qarax bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Kandahar oo ay ku dhinteen 5 qof oo Imaaraati ah kana shaqeenayay hay’adaha samafalka.

Qoraal kasoo baxay dowlada Imaaraadka ayaa lagu xaqiijiyay geerida safiirka.

Readers Comments (0)

Comments are closed.