hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Sacuudiga oo cafiyay 375 maxaabiis Itoobiyaan ah

January 9, 2017   //     //   News316 Views

Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdalcaziiz ayaa cafis ufidiyay 375 maxaabiis Itoobiyan kadib markii madaxweyna Itoobiya Mulatu Teshome uu ka codsaday.

Maxaabiistan ayaa la sheegay in muda 4 sano kujireen xabsiyada dalka Itoobiya.Safiirka Itoobiya dalka Sacuudiga Amiin Cabdulqaadir ayaa sheegay in arintani ay makhraati ka tahay xidhiidhka labada dal ee sii wanaagsanaanaya.Wasraada arimaha dibada ee Itoobiya waxay sheegtay in arintani tahay markii ugu horaysay ee Sacuudigu cafis ku sii daayo maxaabiis Itoobiyaan ah.

Readers Comments (0)

Comments are closed.