hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

RW Xasan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Mareykanka ee Somalia(sawirro)

April 19, 2017   //     //   News1089 Views

Raysulwasaaraha xukumada Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Mareykanka ee Somalia .Raysulwasaaruhu wuxuu sheegay in Safiirka ay ka wada hadleen tayeynta ciidamada,la dagaalanka argagixisida iyo gurmadka abaaraha.Hoos ka daawo kulankii labada masuulIMG_1469

IMG_1470

IMG_1471

IMG_1472

Readers Comments (0)

Comments are closed.