hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre oo gaadhay Dooxa(SAWIRRO)

May 13, 2017   //     //   News1835 Views

Raysulwasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa safarkii ugu horeeyay ee uu kaga baxo dalka tan iyo mrkii loo magacaabay xilka ku tagay magaalada Dooxa ee dalka Qadar.Raysulwasaaraha oo fariin kooban soo dhigay bartiisa twitterka ayaa sheegay inuu nabad tagay madax badana uu kulamo la yeelan doono.Hoos ka daawo sawiradaKHAYREKHAYRE1KHAYRE2

Readers Comments (0)

Comments are closed.