hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Raysulwasaaraha UK oo ku dhawaaqday doorasho deg deg ah

April 18, 2017   //     //   News1108 Views

theresa MayRaysulwasaaraha dalka UK Theresa May ayaa maanta ku dhawaaqday in doorasho deg deg ah ay ka dhacdo dalka si loo helo xasilooni siyaasadeed iyo mid dhaqaale.Theresa May waxay sheegtay in doorashadu dhici doonto 08/06/2017 waa hadii baarlamaanku maalinta beri ah ansixiyo.Go’aankan ayaa ansax ku noqon karo hadii sadax meeloodoow laba meel xildhibaanada baarlamaanka ansixiyaan qorshaha Theresa May.Doorashada guud ayaa lagu waday inay dhacdo sanadka 2020.

Readers Comments (0)

Comments are closed.