hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Puntland oo shaqadii ka eriday wasiir taageeray dhiibistii Qalbi-dhagax

September 13, 2017   //     //   News1118 Views

Wasiir-BashiirrWareegto kasoo badly xafiiska madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Xaaji Camey ayaa lagu sheegay in shaqadii laga eryay wasiir dowlihii xidhiidhka gobalada Bashiir  Cabdiraxmaan Gurxan.Wasiirkan ayaa la sheegay inuu wareysi siiyay idaacad maxali kaas oo uu ku taageeray dhiibistii Cabdikariin Qalbi-dhagax.Hoos ka akhriso wareegtada lagu eryay wasiirkaWarqadi-xilka-looga-eryay-Bashiir

Readers Comments (0)

Comments are closed.