hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Prit Patel oo iscasishay

November 8, 2017   //     //   News584 Views

pritiWasiiradii Horumarinta Caalamiga ee UK Priti Patel ayaa iscasishay kadib markii ay soo baxeen fadeexado la xidhiidha inay kulamo qarsoodi ah oo aysan wasaarada arimaha dibadu ogayn marar kala duwan la yeelatay Raysulwasaaraha Israel iyo xubno kale oo katirsan xukumada Israel.

Priti Patel oo maalmahan shaqo ujoogtay dalka Uganda ayaa lagu amaray inay degdeg ugu soo laabato magaalada London waxaana lagu qasbay inay iscasisho.

Readers Comments (0)

Comments are closed.