Xaysiis
digg icon delicious icon

OPDO oo magacii laga badalay iyo Abiye oo mar kale Gudoomiye loo doortay

September 21, 2018   //     //   News506 Views

abiye iyo lemma

Xisbiga Oromo Peoples Democtraic Party(OPDO) ayaa shirweynihii 9aad ku qabsaday magaalada Jima ee dowlad Deegaanka Oromia.Shirkan oo socday muda sadax maalmood ah ayaa waxaa lagu go’aamiyay arimaha hoos ku xusan.

calan odp

  1. Magacii Xisbiga ee ahaa OPDO oo loo badalay Oromo Democratic Party(ODP)
  2. Dr.Abiye Ahmed oo markale loo doortay gudoomiyaha xisbiga ODP
  3. Madaxweynaha Oromia Lemma Megersa oo loo doortay gudoomiye kuxigeenka
  4. Xubnahan  hoos ku qoran ayaa sidoo kale loo doortay inay kamid noqdaan gudiga fulinta ee xisbiga ODP iyo kan gudiga fulinta ee EPRDF

Magacyada Xubnaha Gudiga Fulinta ee ODP
1. Dr Abiye Axme
2.Lemma Megerse
3. Dr Workneh Gebeyehu

4. Berhanu Tsegaye

5. Shimeles Abdisa

6. Addisu Arega

7. Adanech Abebie

8. Fekadu Tessema

9. Dr Alemu Sime

Tirada xubnihii Golaha Dhexe oo la dhimay iyadoo hada laga dhigay 55 halka awel hore ee ka ahaayeen 81.

Magacyada xubnaha golaha dhexe ee ODP

1. Dr Abiy Ahmed

2. Lemma Megersa

3. Dr Workneh Gebeyehu

4. Berhanu Tsegaye

5. Adanech Abebe

6. Engineer Takele Uma

7. Shimeles Abdisa

8. Umer Hussien

9. Teyba Hassen

10. Addisu Arega

11. Dr Girma Amente

12. Dr Bikila Hurisa

13. Dr Milkesa Medeka

14. Teshome Adugna

15. Taye Dende’a

16. Dr Alemu Sime

17. Dr Tola Beriso

18. Demelash G/Michael

19. Girma Hailu

20. Worku Gachena

21. Shafi Hussien

22. Tollosa Gedefa

23. Fekadu Tessema

24. Berhanu Bekele

25. Awolu Abdi

26. Getu Weyessa

27. Kassahun Gofie

28. Melaku Fenta

29. Tarekegn Bululta

30. Abera Worku

31. Mekuye Mohammed

32. Ahmed Tussa

33. Asegid Getachew

34. Denke Biru

35. Nemera Buli

36. Abdulaziz Mohammed

37. Roba Turche

38. Jemal Kedir

39. Mohammed Kemal

40. Kefalew Tefera

41. Mesfin Assefa

42. Lelise Nemie

43. Nasier Husien

44. Moges Dide’a

45. Dr Dereje Duguma

46. Chaltu Sani

47. Lomi Bedo

48. Dr Engineer Habtamu Etfa

49. Dr Engineer Getahun Mekuria

50. Masho Olana

51. Alemtsehay Shifera

52. Ahmed Edris

53. Muna Ahmed

54. Tilahun Fekadu

55. Abdulhakim Mulu

Raysulwasaare Abiye Axmed oo shirweynaha ka hadlay ayaa hoosta ka xariiqay in aan loo baahnayn xisbiyada badan iyo calamada kala gedisan ee kajira deegaanka Oromiya

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.