Xaysiis
digg icon delicious icon

OGEYSIIS:Warsidaha Dhanaan Media oo dib ubilaabi doona adeegyadii wartabinta iyo falanqeynta siyaasada Geeska Afrika

September 15, 2018   //     //   News223 Views

dhanaanWaxaa dhamaan akhristeyaashii ku xidhnaan jiray warbaahinta Dhanaan Media lala socodsiinayaa in Warsidaha Dhanaan Media dib ubilaabi doono adeegyadii uu hayay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Geeska Afrika.Adeegyadan oo isugu jiri doona warar xaqiiqa ah,falanqeynta siyaasada Geeska Afrika iyo dabcan barnaamijyo la xidhiidha arimaha bulshada.Wuxuu warsiduhu dhawaan sii dayn doonaa qoraalo taxana ah oo aanu ugu magac darnay Gaaraa Bidhaan ee la socod wanaagsan.

Readers Comments (0)

Comments are closed.