hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

OGEYSIIS: Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jubaland oo kadhici doonta London

May 11, 2017   //     //   News2884 Views

xaflad
Waxaa dhamaan shacabweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK gaar ahaan reer Jubaland lagu wargelinayaa inay kasoo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo madaxweynaha Jubaland oo ka dhici doonta magaalada London.Macluumaadka xaflada oo dhameystiran hoos ka akhriso:

Maalinta: Axada
Taariikhda:14ka May 2017
Saacada: 18:00-Midnght

Goobta:Amba Marble arch/Amba Hotel,London W1H 7EH
FG:Waxaa laga codsanayaa dadweynaha xaflada kasoo qeyb galaya in saacad ay kasoo hormaraan xiliga kor kuxusan

Wixii faahfaahin ah kala xiriir telefoonada hoos ku qoran

07937000275
07428639219
07508979945
07535324646
07539389648

Readers Comments (0)

Comments are closed.