hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Natiijadii Doorashada Kenya:Uhuru oo aad uga horeeya Raila

August 9, 2017   //     //   News1858 Views

Sida lagu shaaciyay bogga guddiga doorashada qaranka ee Kenya IEBC Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa aad uga horeeya Raila Odinaga.Uhuru wuxuu helay codad dhan 7776101(54.4%) halka Raila Odinga uu helay 6394921(44.74%

Readers Comments (0)

Comments are closed.