hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada Kenya iyo Gobolka Waqooyi Bari(updated)

August 9, 2017   //     //   News4127 Views

Natiijada hordhaca ah ee doorashadii guud ee shalay ka dhacday Kenya ayaa waxaa shaaciyey guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee Kenya IEBC.Hoos ka akhriso natiijada hordhaca ah iyo musharaxiinta ku guuleystay Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Garissa Gubernatorial

Cali Bunow Qorane:52595
Nathiif Jaamac: 49832

Garissa Senatorial:
Yuusuf Xaaji:39728
Yuusuf Cissa Cabdi:37418

Garissa Women Rep
Canab Maxamed Guure:34049
Shukra Xuseen Guure:30699

Wajeer Gubernatorial
Maxamed Cabdi Maxamuud:44391
Axmed Cabdulaahi Maxamuud:32528

Wajir Senatorial
Cabdullaahi Ibraahim Cali:30465
Cadow Maxamed Abiikar:23780

Wajir Women Rep
Fatuma Geedi Cabdi:30426
Xaliima Cabdille Maxamuud:28485

Mandera Gubernatorial
Cali Ibraahim Roba:66319
Xasan Nuur Cali:57533

Mandera Senatorial
Maxamed Macalin Maxamuud:66227
Xasan Aadan Cismaan:57023

Mandera Women Rep
Amina Gedow Hassan;58149
Amina Xasan Axmed:35070

Gariss township MP
Aden Bare Ducaale: 15300
Faarah Maalim Dawaara:10285

Wajir South MP
Maxamuud Sheekh Maxamed:12385
Khaliif Cabdi Cali:5826

Readers Comments (0)

Comments are closed.