hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Natiijada Hordhaca ah ee doorashada madaxweynaha Somaliland

November 14, 2017   //     //   News2315 Views

Inkastoo gudiga doorashooyinku uusan wali shaacinin natiijadii rasmiga ahayd ayaa hadana waxaa jira warar hordhac ah oo sheegaya in xisbiga Wadani ka horeeyo xisbiga Kulmiye.Wararku waxa ay sheegayaan in xisbiga mucaaradka ee Wadani ku horeeyo 4 gobol halka xisbiga Kulmiye la xaqiijiyay oo kaliya inuu ku horeeyo gobolka Saaxil.Gobolka ugu tira badan ee Maroodijeex(Hargeysa) ayaa lagu soo waramayaa in labada xisbi aad isugu dhowyihiin.

Guddiga oo goor sii horeysay shir saxaafadeed qabtay ayaa ka digay in saxaafadu shaaciso natiijo aan ka soo bixin gudiga doorashooyinka.

Si kastaba ha ahaatee waxaa loo badinayaa in xisbiga Wadani ku guuleystay doorashadii madaxweynaha Somaliland

Readers Comments (0)

Comments are closed.