hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Muwaadiniinta Sacuudiga,Kuwait iyo Baxreyn oo looga digay inay usafraan Lubnaan

November 9, 2017   //     //   News454 Views

Dalalka Sacuudga,Baxreyn iyo Kuwait ayaa muwaadiniintooda uga digay inay usafraan dalka Lubnaan kuna amaray kuwa ku sugana inay sida ugu dhakhsiyaha badan isaga baxaan dalkaas iyagoo go’aankooda ku sababeeyay xaalada kajirta Lubnaan.

Readers Comments (0)

Comments are closed.