hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Muwaadiniinta Mareykanka oo lagu amray inay isaga baxaan Muqdisho

November 4, 2017   //     //   News464 Views

Qoraal digniin ah oo ka soo baxay Safaaraada Mareykanka uqaabilsan Somalia ee saldhigeedu yahay Nairobi ayaa lagu sheegay in dhamaan muwaadiniinta Mareykanka ee  isaga baxaan Muqdisho maadaama ay jirto khatar weeraro argagixiso oo laga cabsi qabo inay ka dhacaan garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.Qoraalka waxaa sidoo kale lagu sheegay in xaalada amni ee magaalada Muqdisho aysan daganayn.Hoos ka akhriso qoraalkii ka soo baxay safaarada Mareykanka uqaabilsan Somalia

SECURITY MESSAGE FOR U.S. CITIZENS: Specific Threat Information Against U.S. Citizens U.S. Mission to Somalia

Readers Comments (0)

Comments are closed.