hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Musaveni iyo Boris Johnson oo ka wada hadlay arimaha Somalia(SAWIRRO+VIDEO)

March 17, 2017   //     //   News616 Views

musaveni iyo boris2Xoghayaha arimaha dibada ee UK ayaa booqashadiisi Somalia kadib uduulay dalka Uganda halkaas oo uu kulan kula qaatay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Musaven.Kulan gaar ah oo labada masuul yeesheen kadib waxay si wadajir ah ula hadleen saxaafada.

Madaxweyne Musaveni ayaa sheegay in kulankii uu la qaatay xoghayaha arimaha dibada ay kaga wada hadleen arimo ay kamid yihiin ganacsiga iyo maalgashiga,arimaha Somalia iyo dalalka Afrika iyo xasaraduhu ka taaganyihiin.Hoos ka daawo labada masuul oo saxaafada la wadaagay waxyaabihii ay ka wada hadleen.
musaveni iyo boris

musaveni iyo boris1

Sawirada:Uganda statehouse

Readers Comments (0)

Comments are closed.