hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Meeqa madaxweyne ayaa ka qeyb galaysa caleema saarka madaxweynaha Kenya?

November 27, 2017   //     //   News1202 Views

kenyatta1
Waxaa maalinta Beri ah garoonka cayaaraha ee Kasaraani ee magaalada Nairobi lagu caleema saari doonaa madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta oo markii labaad loo doortay madaxweynaha Kenya.Xafladan caleema saarka waxaa ka qeyb galay 24 dal.Madaxda xaflada ka soo qeyb galaysa ayaa isugu jira 11 madaxweyne iyo 13 masuul oo kale oo loo soo wakiishay in dalkooda ay xaflada umatalaan.

Madaxda xaflada ka soo qeybgalaysa
Benjamin Netanyahu—Ra’iisulwasaaraha Israel
Yoweri Musaveni——Madaxweynaha Uganda
Paul Kagame———-Madaxweynaha Rwanda
John Magufuli——–Madaxweynaha Tanzania
Ian Kama————-Madaxweynaha Botswana
Maxamed Cabdullahi Farmaajo—–Madaxweynaha Somalia
Ismaaciil Cumar Geele–Madaxweynaha Jabuuti
Edgar Lungu———Madaxweynaha Zambia
Hage Geingob——–Madaxweynaha Namibia
Faure Gnassingbe—-madaxweynaha Togo
Hailemariam Desalegn–Ra’iisulwasaaraha Ethiopia

Readers Comments (0)

Comments are closed.