hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Maxamed Cismaan Jawaari oo mar labaad ku guulaystay gudoomiyaha baarlamaanka Somalia

January 11, 2017   //     //   News1337 Views

jawaari-guulXildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar labaad Maxamed Cismaan Jawaari udoortay inuu noqdo gudoomiyaha baarlamaanka Somalia.Jawaari wuxuu helay 141 cod halka xildhibaan Xidig uu helay 96 xildhibaan oo loolan adag la galay Jawaari.

Tirada guud ee xildhibaanada codaysay waxay ahayd 159 waxaa xumaaday 2 cod.

Jawaari wuxuu helay 142 cod
Cabdirashiid Maxamed Xidig wuxuu helay 97 cod
Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey wuxuu helay 17 cod
Idiris Cabdi Takar wuxuun helay 2 cod

Readers Comments (0)

Comments are closed.