hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Maxaad kala socotaa Xabsiga ugu cidhiidhiga badan Caalamka?

February 14, 2017   //     //   News1342 Views
Xabsiga Quezon City oo ah xabsiga caalamka ugu cidhiidhiga badan Neil Celis/AP

Xabsiga Quezon City oo ah xabsiga caalamka ugu cidhiidhiga badan Neil Celis/AP

Quezon City Jail waa xabsi kuyaala magaalada madaxda dalka Philipine ee Manila.Waxaa la dhisay  60 sano ka hor waxaana loogu talagalay inuu qaado 800 oo maxbuus.Xiligii sawir qaade Neil Celis uu sawirkan qaaday waxa ay ahayd July 2016,waxaana xiligaas xabsiga kujirtay 3800  oo maxbuus.

Maxaabiistan ayaa cidhiidhi dartiis waxa ay seexdaan jaraanjarooyinka xabsiga iyo meelo kasii xun.Xaalada xabsiga ayaa kasii dareysa maadaama ay sii badanayaan dadka loo soo xidho ka ganacsiga daroogada iyo dambiyada la xidhiidha oo ah arin dhibaato weyn ku haysa dalka Philipine.

Readers Comments (0)

Comments are closed.