hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Maxaa kajira in Trump Qudus u aqoonsan doono magaala madaxda Israel?

December 1, 2017   //     //   News605 Views

US President Donald Trump (C) receives the Order of Abdulaziz al-Saud medal from Saudi Arabia's King Salman bin Abdulaziz al-Saud (R) at the Saudi Royal Court in Riyadh on May 20, 2017. / AFP PHOTO / MANDEL NGAN

Waxaa jira warar laga soo xigtay diblomaasiyiin sare oo Mareykan ah oo sheegaya in madaxweyne Donald Trump Arbacada soo socota qaban doono shir saxaafadeed kaas oo uu ku shaacin doono In Mareykanku magaalada Qudus u aqoonsaday magaalada madaxda rasmiga ah ee Israel.Arintan ayaa hadii ay dhaboowdo waxay bariga dhexe u horseedi doontaa xasarado hor leh.

Falalka uu ku kaco Donald Trump ma aha kuwo la saadaalin karo maadaama uusan xeerinaynin qawaaniin Mareykan iyo mid caalam toona.

Ololohiisii doorashada waxa uu balan qaaday in safaarada Mareykanka ee magaalada Telaviv usoo rari doono magaalada Qudus.

Readers Comments (0)

Comments are closed.