hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Marwada koobaad ee Turkiga oo mucaawino gaadhsiisay Muslimiinta tabaaleysan ee Rohingya(video)

September 7, 2017   //     //   News816 Views

Marwada koobaad ee dalka Turkiga marwo Emina Erdogan,wasiirka arimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu iyo wiilkeeda Bilaal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ay kujiraan qaxootiga Muslimiinta Rohingya ee kasoo qaxay gumaadka dowlada Myanmar.

Marwada ayaa gargaar ufidisay qaxootigii ay ku booqatay xerada waxayna ku baaqday in caalamku taageero siyaasadeed iyo mid bini-aadamino ufidiyo Muslimiinta Rohingya.Hoos ka daawo booqashadii Emina Erdogan ay ku tagtay xerada ay kujiraan Muslimiinta Rohingya

Readers Comments (0)

Comments are closed.