hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay usafraan Somalia

January 12, 2017   //     //   News226 Views

SOMALIA

Wasaarada Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa digniin cusub kasoo saartay in muwaadiniinta Mareykanku usafraan Somalia.Digniintan waxaa lagu sheegay in Alshabaab dhaqdhaqaaq badan ka wadaan gudaha Somalia.Waxaa muwaadiniinta Mareykanka lagu wargeliyay in khatar afduubasho ay kajirto Somalia.Waxaa sidoo kale digniintan lagu sheegay goobaha dadweynuhu isugu yimaado ajaaniibtuna ku badan yihiin sida garoomada,hoteelada iyo goobaha laga dukaamaysto ay khatar uyihiin weeraro argagixiso.

Digniintan waxay si khaas ah utilmaamaysaa in diyaaradaha Mareykanka iyo maraakiibtuba aysan udhawaanin biyaha iyo hawada Somalia.Digniintan waxay badalaysaa digniin  wasaarada arimaha dibada ee Mareykanku soo saartay Bishii May ee 2016.

Readers Comments (0)

Comments are closed.