Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Mustafe oo ku wajahan Casmara

September 16, 2018   //     //   News364 Views

images

Madaxweynaha DDS MMC ayaa lagu wadaa inuu booqasho deg deg ah kutago xarunta dalka Eritrea ee Casmara halkaas oo uu kula kulmi doono gudoomiyaha Jabhada ONLF Maxamed Cumar Cismaan.

Madaxweyne Mustafe iyo dhamaan xubnaha ONLF ee Eritres ku sugan oo uu hogaaminayo gudoomiye MCC ayaa kasoo degi doona magaalada Addis Ababa kadibna usoo gudbi doona xarunta DDS ee JigJiga.

Sida qorshuhu yahay,soo dhaweyn balaadhan ayaa magaalada JigJiga loogu qaban doonaa wafdiga ONLF.

Waxaa maamulada kililada la faray in qoomiyad kasta ay Jabhadeeda maamuus sare iyo soo dhaweyn balaadhan u sameyso.

Readers Comments (0)

Comments are closed.