hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Kenyatta oo booqasho lama filaan ah ku tagay Dhoobley(Sawirro)

March 18, 2017   //     //   News1836 Views

Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho kedis ah maanta ku tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.Madaxweyne Uhuru ayaa booqday saldhiga ciidanka KDF ee Dhoobley halkaas oo uu kormeer kadib ciidanka kula hadlay warbixina uga dhagaystay.Waxaa bisha August ee sanadkan dalka Kenya ka dhici doonto doorasho aad loogu tartamayo waxayna umuuqataa in booqashada maanta uu ku tagay saldhiga ciidamada ee Dhoobley ay kamid tahay ololaha doorashada ee uu madaxweynuhu maalmahanba ku guda jiray.uhuru

uhuru1

uhuru2

uhuru4

uhuru5

uhuru6

uhuru7

uhuru8

uhuru9

uhuru10

uhuru11

uhuru12

uhuru13

uhuru14

uhuru15

uhuru16

uhuru17

uhuru18

uhuru19

uhuru20C7Nkra-XUAEaySdC7NkrbkXkAIf2bxC7NkrbfXQAAefUMC7NkrbfXwAU1dV1

Readers Comments (0)

Comments are closed.