Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Farmaajo oo uhambalyeey Ra’iisulwasaaraha cusub ee Itoobiya

April 3, 2018   //     //   News2084 Views

dr AbiyMadaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka ugu hambalyeeyay Ra’iisulwasaaaha cusub ee Ethiopia Dr Abiy Ahmed. “Waxaan uxaqiijiyay inay iga go’antahay  sii xoojinta xidhiidhka labada dal ee dhanka ganacsiga,maalgashiga iyo amniga gobolka.Wuxuusan shaki igaga jirin in Ra’iisulwasaare Ahmed xidhiidhka labada dal gaadhsiin doono meel aad usareysa,ayuu yidhi madaxweyne Farmaajo.”

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa sidoo kale hambalyo udiray Ra’iisulwasaaraha cusub ee Ethiopia.

Sawirka:Fana

Readers Comments (0)

Comments are closed.