hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay xilalkii ugu horeeyay

February 16, 2017   //     //   News2182 Views

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay xilalkii ugu horeeyay.Madaxweyne Farmaajo ayaa Xuseen Macalin Maxamuud umagacaabay lataliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha halka safiirkii Belgiumka iyo Midowga yurub Cali Saciid Fiqi umagacaabay agaasimaha kumeelgaarka ah ee madaxtooyada.Siyaad Cali Shire oo ahaa qunsuulka safaarada Soomaaliya ee Sacuudiga ayaa isna loo magacaabay agaasimaha hab-maamuuska madaxtooyada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sugayaa in muda 3 isbuuc gudahood ah ku soo magacaabo Raysulwasaare soo dhisa xukumada Somalia ka saarta marxalad adag ee ay kujirto.

Readers Comments (0)

Comments are closed.