hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Farmaajo oo Khamiista booqasho rasmi ah ku tagaya Kenya

March 19, 2017   //     //   News963 Views

uhuru-and-farmajoMadaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinta Khamiista ah booqasho rasmi ah ku tagi doona xarunta dalka Kenya ee Nairobi halkaas oo maamuus sare loogu sameyn doono.Labada madaxweyne ayaa dhexmari doona kulamo diirada lagu saari doono arimo ay kamid yihiin amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha iyo arimo kale.

Lama oga in labada madaxweyne ay ka wada hadli doonaan dacwada muranka badda ee taala maxkamada cadaalada ee Hague.
Madaxweyne Farmaajo ayaa marka uu dhameysto kulamada uu la yeelan doono madaxweynaha Kenya waxa uu ka qayb geli doonaa shirka IGAD ee looga hadli doono qaxootiga Soomaaliya kaasoo magaalada ka furmi doona maalinta Sabtida.

Readers Comments (0)

Comments are closed.