hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweyne Erdogan oo dhalashada Turkiga gudoonsiiyay qaxooti Suuriyaan ah

May 12, 2017   //     //   News1342 Views

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa dhalashada dalka Turkiga gudoonsiiyay qooys Suuriyaan ah oo ka soo qaxay magaalada Xalab(Aleppo).Qooyskan oo ka kooban 2 waalid iyo sadax caruur ah dhamaantood la siiyey dhalashada Turkiga.Madaxweyne Erdogan ayaa gacantiisa ku gudoonsiiyay aqoonsiga dhalashada dalka Turkiga.Madaxweyne Erdogan ayaa horay ubalan qaaday in qaxootiga Suuriyaanka ah ee kusoo qaxay dalkiisa la siin doono dhalashada dalka Turkiga arintaas oo uu hada ka dhaweeyay.Hoos ka daawo sawiro aanu kusoo xiganay Anadolu.IMG_1623 IMG_1625 IMG_1626 IMG_1627 IMG_1628 IMG_1629

Readers Comments (0)

Comments are closed.